Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
0

Your cart

Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Author: Cabdiraxmaan Caseer

June 16, 2023June 16, 2023Ganacsiga

Shirkadda Apple iyo Suuqgeynta.

Hadii aad tahay qof barta Cilmiga suuqgeynta ama kushaqeeya waxaad si fiican u daraaseysaa shirkadda Apple, waa company aan ka yaabay branding-ka […]

Read more
June 15, 2023June 15, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

Muxuu yahay business model sideese loo samaystaa (waxaa la socda tusaale).

Business model-ku waa qorshe kusaabsan sidee shirkadaadu lacag u sameyn kartaa, Business Modelku wuxuu ka hadlayaa alaabaha iyo adeeggyadda ay shirkadu iibiso, […]

Read more
June 14, 2023April 17, 2024dhaqaalaha, Ganacsiga

Muhiimada shaqaaluhu u leeyihiin Ganacsiga!

Waxyaabaha ugu badan ee shirkadaha Soomaalida ragaadiyay waxaa kamid ah, in maamulka shirkadaha badanaa aysan muhiimad badan siin shaqaalahooda, oo ay u […]

Read more
June 11, 2023June 11, 2023nolosha

Hurdada iyo nolosha.

Nin Oday ah ayaa marka inoo duceey lagu yidhaahdo wuxuu odhan jiray “Ilaahayoow hurdo macaan ayaan ku weydiisanay!” markaasaa dadka intay yaabaan […]

Read more
June 9, 2023June 9, 2023nolosha

Baaxadda Kownka

Mararka qaar marka aad u fiirsato baaxada Kownkan iyo awooda uu Ilaahay leeyahay waad yaabaysaa, oo waxaad toos u arkaysaa Weynidda Eebbe […]

Read more
June 8, 2023June 8, 2023Buugaag

Atomic Habits: Buug aan caadi ahayn

Atomic habits waa buug aad u wanaagsan, waxbadan ayuuna kaa caawin karaa marka aad dooneyso inaad sameysato caadooyin cusub, noloshaadana waxkabadasho. Waxyaabaha […]

Read more
June 8, 2023June 30, 2023caadooyinka, maskaxda, nolosha

6 Balwad oo facaa kaa reebi doonta haddii aanad iska hagaajin

Waxkasta oo naftaadu la qabsato ama ay jeclaato inay markasta sameyso waa balwad, balwadu kaliya ma ahan inaad Sigaar cabto ama Qaad […]

Read more
June 7, 2023June 7, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, technology

Maxaad ugu baahantahay inaad heysato kaadhka lacagaha ee online-ka

Waxaa jira dhalinyaro badan oo isoo weydiiyay “hadii aan soo furano kaadhadhka lacagaha ee caalamiga ah, maxaa faaiido ah oo inoogu jira?” […]

Read more
June 7, 2023June 6, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga

Dagaalkii Spotify iyo Apple.

Apple waxaa isticmaasha oo telifoonadeeda heysta inkabdan 2 bilyan oo qof, marka hadii aad tahay App, waa inaad apple u jajabnaato oo […]

Read more
June 6, 2023June 6, 2023technology

Muxuu eSim-ku uga fiicanyahay simcard-ka caadiga.

eSim waa nooc cusub oo Simcard ah kaas oo ah virtual ama wax aan la arkayn oo telifoonada cusub lagu diiwaangeliyo, waxyaabo […]

Read more

Posts pagination

< 1 … 13 14 15 … 21 >
© 2026 Caseer Academy.