Hurdada iyo nolosha.

Nin Oday ah ayaa marka inoo duceey lagu yidhaahdo wuxuu odhan jiray “Ilaahayoow hurdo macaan ayaan ku weydiisanay!” markaasaa dadka intay yaabaan weydiin jireen, Hurdo wax dhaama maad inoogu duceysid, oo nabad noogu duceysid oo caafimaad noogu duceysid, oo roob iyo barwaaqo inoogu duceysid? markaasuu odhan jiray: Hurdadu waxay timaadaa marka uu qofku intaasoo dhan heysto, qof aan caafimaad qabin ma seexdo, qof aan nabad heysan ma seexdo, qof abaar iyo dhibaato heysato ma seexdo oo walwal ayaa dilaya marka hurdadu waa aasaaska nolosha.

Haddii aanad hurdo fiican seexan oo aad caafimaad qabto, nabad heysato, gaajo aysan ku heyn waxaa tahay qof nasiib xun oo noloshiisa aan ku raaxaysan aqoon.

Seexo oo dhafarka iska yareey, waqtigana ka faaiideyso.

Halkan kala soo dag buugga WHY WE SLEEP TAABO HALKAN.

Sidoo kale waxaad aqrisataa: Xakameynta Nafta.

4 thoughts on “Hurdada iyo nolosha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *