Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Category: dhaqaalaha

November 27, 2024November 27, 2024caadooyinka, dhaqaalaha, Ganacsiga

Shaqada iyo Isku Dheelitirka Nolosha: Fahamka Dhaqanka ‘Quiet Quitting

Marka la joogo shaqadda waxaa jira wax loo yaqaano “Quiet quitting” oo ah in qofka shaqaalaha ahi dareemo in shaqadani uusan mustaqbal […]

Read more
March 15, 2024March 15, 2024caadooyinka, dhaqaalaha

Aragtida Pareto ee 80/20

Vilfredo Pareto waxaa uu ahaa nin beeraley ah oo noolaa sanadihii 1800-naadkii, maalin isagoo dhex jooga beertiisa ayuu wuxuu ogaaday arrin cajiib […]

Read more
March 4, 2024March 4, 2024caadooyinka, dhaqaalaha, finanace

Casharo kusaabsan dhaqaalaha oo aan Jaamacaddaha lagu dhigan

Casharo kusaabsan dhaqaalaha oo aan Jaamacaddaha lagu dhigan, waxaan qormaddan kaga hadli doonaa waxyaabo muhiim ah oo kusaabsan dhaqaalaha iyo sida qofka […]

Read more
October 22, 2023October 22, 2023dhaqaalaha

5 sababood oo ay muhiim u tahay inaad yeelato cinwaan Bangi

Inaad yeelato cinwaan bangi waxay kaa caawinaysa waxyaabo badan oo aanad ogeyn, waxaan idinla wadaagayaa shantan sababood ee aan isleeyahay aad ayay […]

Read more
August 31, 2023August 31, 2023dhaqaalaha, nolosha

Sideen miisaaniyad bille ah u sameysan karaa?

Ilaahay maalinta qiyaame qofka adoonka ah wuxuu weydiinayaa shan su’aalood oo aad muhiim u ah si loo xisaabiyo. Su’aalaha qofka adoonka ah […]

Read more
July 8, 2023July 8, 2023dhaqaalaha

5 qaab oo aad ku xulan karto kaarka kugu haboon.

Waxaad maanta heli kartaa ilaa 10 bangi oo bixiya adeegga bank card-ka ee MasterCard ama Visa, dhamaan bangiyadaasi midba midka kale wax […]

Read more
July 1, 2023June 29, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga

Qiima dhimista Kuuboonka.

Qiima dhimista noocan ah Soomaalidu ma yaqaanaan laakiin waa muhiim sababtoo ah waxay kugu soo celinaysaa macmiilka wax kaa iibsaday oo waxaad […]

Read more
June 20, 2023June 20, 2023dhaqaalaha

incentives; maxay dadku u sameeyaan waxay sameeyaan?

Marka la joogo dhaqaalaha waxaa jira wax loo yaqaan incentive oo ah sababta ku dhiirigelineysa qofku inuu wax sameeyo. Qiso cajiib ah […]

Read more
June 19, 2023June 19, 2023dhaqaalaha

Haraagaagu waa $100 doolar

Halkee lagu arkay adduunka wadan dhaqaalihiisii inta la uruursaday nambaro loogu badalay! dhaqaalaha caalamka wuxuu ku shaqeeyaa waa in lacagta dadku heystaan […]

Read more
June 15, 2023June 15, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

Muxuu yahay business model sideese loo samaystaa (waxaa la socda tusaale).

Business model-ku waa qorshe kusaabsan sidee shirkadaadu lacag u sameyn kartaa, Business Modelku wuxuu ka hadlayaa alaabaha iyo adeeggyadda ay shirkadu iibiso, […]

Read more

Posts pagination

1 2 3 >
© 2025 Caseer Academy.
Cleantalk Pixel