July 11, 2024July 11, 2024nolosha 5 arrimood oo noloshaada ka dhigaya mid bilaa buuq ah. Noloshaadu nafis badan ayay dareemi doontaa marka aad arimmahan iska joojiso. Adiga maxaa kale oo ku dari lahayd! Read more
July 6, 2024July 6, 2024caadooyinka, maskaxda, nolosha Raaxo fudud vs Raaxo adag Waa maxay Dopamine Dopamine waa kiimiko ay maskaxdeenu soo dayso, taasoo door muhiim ah ka ciyaarta dareenka jirkeena ee raaxada, farxadda, iyo […] Read more
June 30, 2024June 30, 2024caadooyinka, nolosha 7 dabeecadood oo noloshaada badali kara Haddii aad dooneysid inaad maalintaada ka dhigto mid waxtar badan kuuleh, waxaan idinla wadaagi doonaa talooyin qiimo leh oo aad waxbadan ka […] Read more
June 23, 2024June 23, 2024nolosha Farsamooyin aad maalintaada ku habeysan karto. Maanta oo dhan waad cararaysaa, waad shaqeynaysaa, waad mashquulsantahay hadana ugu dambeyntii waxaad arkaysaa inaadan waxbadan qaban, ama waxaad dareemaysaa inay wali wax kaa dhiman yihiin, hadaba qormadan waxaan idinla wadaagayaa farsamooyin aad maalintaada ku habeysan karto si aad waxbadan u qabato, una dareento inaad waxbadan qabsatay maalintaas. Read more
June 19, 2024June 19, 2024caadooyinka, maskaxda, nolosha Sidee maskaxdaada u edbin kartaa Dopamine waa kiimiko muhiim ah oo maskaxda ku jirta, oo qayb weyn ka qaadata dareemada raaxada, dhiirigelinta, iyo abaalmarinta. Mararka qaar, haddii […] Read more
June 10, 2024June 10, 2024nolosha 10 Qodob o kaa caawinaya inaad noqoto qof nafsadiisa ku kalsoon Inaad noqoto qof isku kalsoon waxay kaa dhigaysaa qof waxbadan qabsan kara oo meelkastana gali kara, hadaba hadii aad dooneyso inaad ogaato […] Read more
May 15, 2024May 15, 2024nolosha, Waxbarasho Waxyaabo aan jaamacadaha lagu baran oo muhiim ah. Intabadan xirfadaha nolosha iyo kuwa shaqo ee asaasiga ah, waa xirfado aan badanaa lagu baran fasalada, balse waa kuwo muhiim u ah […] Read more
April 30, 2024April 30, 2024nolosha Waxaas ha u joojin. Waligaa ha sugin inaad isbadasho si aad waxa aad dooneyso u qabato, Tusaale: qofbaa ku odhanaya “nio inaan Janal sameysto doonayaa laakiin […] Read more
April 20, 2024April 20, 2024Ganacsiga, nolosha Waxkasta oo wanaagsan waxaa hela kuwa suga ee u sabra! Waxkasta oo aad bilowdo markaad inyar wado waxaa jirta wax la yidhaahdo “Dooxadda niyad jabka” oo ah in wixii sidii aad rabtay […] Read more
March 13, 2024March 13, 2024maskaxda, nolosha Sameey isku dayo cusub Haddii aad sameyso waxa aad sameyn karto oo kaliya, waligaa ma noqon doontid waxkabadan waxa aad imika tahay! Horumarka iyo isbeddelka dhabta […] Read more