Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Category: caadooyinka

June 8, 2023June 30, 2023caadooyinka, maskaxda, nolosha

6 Balwad oo facaa kaa reebi doonta haddii aanad iska hagaajin

Waxkasta oo naftaadu la qabsato ama ay jeclaato inay markasta sameyso waa balwad, balwadu kaliya ma ahan inaad Sigaar cabto ama Qaad […]

Read more
June 2, 2023June 2, 2023caadooyinka, nolosha

Todoba dabeecad oo kaa dhigaya qof dadku ay jecelyihiin.

Todoba dabeecad oo kaa dhigaya qof dadku ay jecelyihiin: Inaad dadka kuu dhaw iyo dhamaan walaaladaa muslimiinta ah kula dhaqanto dhaqan wanaagsan […]

Read more
June 1, 2023Buugaag, caadooyinka, Waxbarasho

Hadaaney jirin baahi aad wax u aqriso, wax aqrintu way kugu cuslaanaysaa!.

Waa inaad abuurtaa baahi kugu qasbaysa inaad wax aqriso, tusaale yar aan idin siiyo: kasoo qaad waxaa tahay qof xiiseeya taariikhda iyo […]

Read more
March 10, 2023March 10, 2023caadooyinka, nolosha

Ramadaan: Dabagalka acmaasha Bisha Barakaysan

Ramadaanku (soonka bisha ramadaan) waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga doonayo qofka muslimka ahi inuu ilaaliyo kana faaiideysto. Sida […]

Read more
February 8, 2023Buugaag, caadooyinka, maskaxda, nolosha, Waxbarasho

10-kaan shay ku dhaqaaq inta aad kujirto da’da labaatameeyada

Waxaan kula wadaagayaa 10 arrin oo muhiim ah inaad ku dhaqanto inta aad kujirto dhalinyara-nimadda inteeda ugu macaan ee uu qofku waxbadan […]

Read more
February 7, 2023February 7, 2023caadooyinka, Ganacsiga, Waxbarasho

Xirfadaha jilicsan iyo muhiimada ay leeyihiin.

Xirfadaha culculus (Hard skills) Sida: inaad tahay programmer ama xisaabiye ama project manager waxay kaa caawiyaan inaad shaqo ku hesho balse xirfadaha […]

Read more
January 25, 2023caadooyinka, nolosha, Waxbarasho

Noqo qof loo baahanyahay

Meelkasta oo aad joogto waligaa iska ilaali inaad noqoto qof laga maarmi karo, hadii aad tahay qof shaqadiisu aanay muhiim ahayn ama […]

Read more
January 24, 2023January 24, 2023Buugaag, caadooyinka, maskaxda, nolosha

lix lix u dil shaqooyinka

Marmarka qaar ma dareentaa inaad ma gudbe tahay? oo wixii aad qorsheysay ay kuu qabsoomi waayaan! hadii jawaabtaadu haa tahay ciladu kaligaa […]

Read more
January 17, 2023January 17, 2023caadooyinka, Waxbarasho

aqoonta iyo kala duwanaashaha dadka.

80% aqoonta aad leedahay xitaa hadii aanad waligaa waxbaran, dadka kala ma yaqaaniin, laga yaabaa inaad ku fiicantahay wax dadka kale aanay […]

Read more
January 13, 2023caadooyinka, nolosha, Waxbarasho

Iska ilaali xerada nafiska

Noloshu waxay markasta u baahantahay inaad motion ama dhaqaaq ku jirto, noloshu waa baaskiilka oo kale oo hadii aad istaagto waad dhacaysaa, […]

Read more

Posts pagination

< 1 … 3 4 5 >
© 2025 Caseer Academy.