80% aqoonta aad leedahay xitaa hadii aanad waligaa waxbaran, dadka kala ma yaqaaniin, laga yaabaa inaad ku fiicantahay wax dadka kale aanay garanayn ama uu Ilaahay kuusiiyay talent.
Tusaale: ninka geeljiraha ah ee aan waligaa aqoon maadi ah baran sida xisaab ama biology, wuxuu yaqaanaa 200 cilmi kale oo aanad adigu aqoon oo uu kaaga xariifsanyahay.
Aqoonta hadii aad adiga hore u lahayd micnaheedu ma ahan in dadka oo dhan ay wada yaqaanaan, dadka qaar baa kugu xanaaqaya ku dhahaya waxaan miyaad hada baratay? Ama waxaan waligeey baan naqiinay ee maxaa inoogu soo qoreysaa?
Hadii adiga aad waxaas garanayso dadka aan aqoon inay ka faaiideystaan ha u diidin, happy noqo oo lawadaag asxaabtaada ee ha la dhuuman
2 thoughts on “aqoonta iyo kala duwanaashaha dadka.”
Mahdsanid mzul waa good idea
adiga mudan mudane