Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
0

Your cart

Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Author: Cabdiraxmaan Caseer

January 2, 2024January 2, 2024Buugaag, caadooyinka, Waxbarasho

Sideen waxaqriska isku jeclaysiin karaa?

Waxaan arkay dhalinyaro badan oo ila soo xiriiray kuwaasoo dhibaato weyni ka heysato wax aqriska, iyagoo iisheegay inay waxaqriska iska joojiyaan markay […]

Read more
December 29, 2023December 29, 2023nolosha, Waxbarasho

Markasta oo aad Ilaahay talo saarato! Qiso cajiib ah.

Sheekh Yahya Ibraahim, oo Jaamacad ku taala dalka Maraykanka wax ka dhiganaya, waxaa maalin Jimce ah isaga soo beegmay imtixaan jaamacadeed iyo […]

Read more
December 26, 2023December 26, 2023artificial intelligence

AI Mastery Shaping the future through innovation

Halkan ayaad ka heli kartaa website-ka aan kusheegay workshopka: Janaladda ugu fiican ee aad ka heli xogo badan oo kusaabsan AI: Halkan […]

Read more
December 25, 2023December 25, 2023technology, Waxbarasho

Xirfado aan baahidooda la buuxin.

Xirfaddo waxaa jira badanaa dalkeena aan loo heyn cid ka shaqeysa ama yaryihiin dad garanaya oo shaqadaas xariif ku ah, ama ay […]

Read more
December 24, 2023December 24, 2023nolosha

Sideen u noqon karaa content creator.

Sameynta muuqaaladu waxaa la yidhaahdaa “Duub marka hore kadib ayaad qurqurxineysaa, kaliya muuqaalka ma ahanee xitaa adiga hadhoow quruxbadnaanaya, uma baahnid kaamarad […]

Read more
December 22, 2023December 22, 2023caadooyinka, nolosha

Qaabab aad isku dhiirigelin karto, marka aad caajis badan dareento.

Dhamaanteenba, Adiga, Aniga iyo qofkasta oo horumar gaadhay caalamka, mararka qaar waxaa dhacda inaan caajis dareeno, oo ay nagu adkaato waxyaabaha qaar […]

Read more
November 16, 2023June 18, 2024Waxbarasho

Meelo aad ka baran karto graphic designer-ka

Graphic design-ku waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku baran karo si uu ugu shaqeysto ama uu shaqo ku […]

Read more
October 22, 2023October 22, 2023dhaqaalaha

5 sababood oo ay muhiim u tahay inaad yeelato cinwaan Bangi

Inaad yeelato cinwaan bangi waxay kaa caawinaysa waxyaabo badan oo aanad ogeyn, waxaan idinla wadaagayaa shantan sababood ee aan isleeyahay aad ayay […]

Read more
October 22, 2023March 22, 2024Waxbarasho

10 shahaado oo ay bixineyso shirkadda google

Shahaadooyinkan waxaa bixineysa shirkada Google iyadoo kaashanaysa Coursera.org, halkan ayaad ka heli kartaa dhamaan shahaadooyinka iyo linkiyadooda.

Read more
September 23, 2023September 23, 2023caadooyinka, nolosha

Sideen ku ogaan karaa inaan nafteyda lugooyo ku ahay?

Mararka qaar inagoo damacsan inaan nafteena horumar la tiigsano ayaanu hadana nafteena lugooyo ku nahay waliba inagoon is ogeyn oo isku heysana […]

Read more

Posts pagination

< 1 … 8 9 10 … 21 >
© 2026 Caseer Academy.