Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
0

Your cart

Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Author: Cabdiraxmaan Caseer

January 6, 2023January 6, 2023Waxbarasho

4 Farsamo oo kusaabsan waxbarashada

Marka aad kujirto Iskuul ama Jaamacad inaad wax aqriso xiliga imtixaanka oo kaliya waxay kugu keeneysaa stress badan iyo inaad ku wareerto […]

Read more
January 5, 2023January 5, 2023english, Waxbarasho

kalmadda maanta #1 “THE”

Maanta waxaan ka hadlaynaa “THE” oo ah kalmadda maanta! Marka la joogo Luuqadda English-ka, waxaa jira wax loo yaqaano Article oo loo […]

Read more
January 4, 2023January 4, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

Inaad qanciso macaamiishaada ayaa ka wanaagsan inaad tartan adag la gasho competition-kaaga

Nin ganacsade ah oo business-kiisu magaalada sumcad fiican kuleeyahay balse competitionkiisu aad u badanyahay ayaan weydiiyay sidee ula tartantaan waxaas oo shirkad […]

Read more
January 3, 2023technology, Waxbarasho

Muxuu AWS u yahay muhiim.

Laba iyo tobankii saacadood ee ugu dambeeyay waxaan ka shaqeynayay barnaamij aan kusameeyay AWS Architecture, AWS waa caalam dhan oo teknoolojiyad ah, […]

Read more
January 2, 2023dhaqaalaha, technology

Maxaa iiga soo baxay cayaarihii koobka adduunka ee Qatar 2022

Cayaarihii sanadkii hore la cayaaray ee Qatar 2022, waxay noqdeen kuwii ugu xiisaha badanaa sida la sheegay, waxaan halkan idinkula wadaagayaa 5 […]

Read more
January 1, 2023December 30, 2022caadooyinka

5 caado oo aad u baahantahay inaad sanadka 2023-ka

Caadooyinku waa talaabooyin is xigxiga oo ay maskaxdeenu isticmaasho si aysan waxyaabaha qaar ugaga fikirin, maskaxdeenu shaqooyin badan ayay qabataa, mana dooneyso […]

Read more
December 31, 2022December 30, 2022nolosha

Page-kayga iyo sanadkan 2022

Sanadkan caawa dhamaanaya waxaan bartaydan facebook-ga soo galiyay inkabadan 500 oo qormooyin ah, waxaa uu page-kani gaadhay 16,000,000 oo qofood, waxaa isoo […]

Read more
December 30, 2022December 30, 2022dhaqaalaha, Ganacsiga

Qaab wanaagsan oo aad Lacagahaaga ku maalgashan karto.

Maalgashigu kaliya ma ahan inaad lacagtaada ganacsi ku darto iyo waxyaabaha lamid ka ah, balse inaad lacag uruursato waa qeyb kamid ah […]

Read more
December 28, 2022December 28, 2022Buugaag, caadooyinka, maskaxda, Waxbarasho

2 arrimood oo dadka nacsiiya buug aqrinta.

Marka aad dooneyso inaad dabeecad ka dhigato buug aqrinta iska ilaali inaad aqriso buuggaag adiga dambiile kaa dhigaya iyo buugaagta aad ku […]

Read more
December 27, 2022December 27, 2022programming, technology, Waxbarasho

Website-yo aad ka heli karto Hosting iyo Domain bilaash ah.

Marka aad tahay arday baranaya web design waxaa laga yaabaa inaad u baahato meelo aad ku tababarato oo aad ku tijaabiso websitekaaga […]

Read more

Posts pagination

< 1 … 17 18 19 … 21 >
© 2026 Caseer Academy.