January 3, 2023technology, Waxbarasho Muxuu AWS u yahay muhiim. Laba iyo tobankii saacadood ee ugu dambeeyay waxaan ka shaqeynayay barnaamij aan kusameeyay AWS Architecture, AWS waa caalam dhan oo teknoolojiyad ah, […] Read more
December 28, 2022December 28, 2022Buugaag, caadooyinka, maskaxda, Waxbarasho 2 arrimood oo dadka nacsiiya buug aqrinta. Marka aad dooneyso inaad dabeecad ka dhigato buug aqrinta iska ilaali inaad aqriso buuggaag adiga dambiile kaa dhigaya iyo buugaagta aad ku […] Read more
December 27, 2022December 27, 2022programming, technology, Waxbarasho Website-yo aad ka heli karto Hosting iyo Domain bilaash ah. Marka aad tahay arday baranaya web design waxaa laga yaabaa inaad u baahato meelo aad ku tababarato oo aad ku tijaabiso websitekaaga […] Read more
December 26, 2022June 6, 2023Waxbarasho Free courses Halkan waxaan kusoo gudbiyaa koorsooyinka bilaashka ah ee aan soo uruuriyo. KOORSOOYINKA DESIGNKA. KOORSOOYINKA DATA ANALYSIS-KA. KOORSOOYINKA PROGRAMING-KA. KOORSOOYINKA GANACSIGA. Read more
December 26, 2022December 26, 2022nolosha, Waxbarasho Maxaad ugu qasbantahay inaad computer heysato? Computerku waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku baran karo isticmaalkiisa, xitaa marka laga yimaado inaad adigu wax ku […] Read more
December 24, 2022December 24, 2022nolosha, Waxbarasho Kooras bilaash ah #2: SIDEE LOO ISTICMAALAA CALENDARKA IYO TODOLIST-GA Waqtigu waxa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku ka faaiideysan karo si uu u gaadho horumaro badan aduun iyo […] Read more
December 23, 2022December 24, 2022maskaxda, nolosha, Waxbarasho Xaasidnimaddu horumar maleh Dhawr sano kahor ayaa meel aan ka shaqeynayay laygu yidhi, waxaad tababar siisaa oo aad aqoontaada uga faaiideysaa shaqaalaha kaa hooseeya, si […] Read more
December 18, 2022December 18, 2022nolosha, Waxbarasho Maxay muhiim u tahay inaad shaqeysato xili hore? Hadii aad tahay arday Jaamacad dhigta oo aanad hada shaqo heyn ama aadan isku hawlin inaad shaqayso, hadhoow markaad jaamacada ka baxdo, […] Read more
December 17, 2022December 17, 2022Buugaag, Waxbarasho Buugaagtii ugu wanaagsanayd ee aan aqriyay sanadkan 2022 Sanadkan Wuxuu ahaa sanadkii iigu wax aqrinta badnaa, waxaan ilaa hada aqriyay 46 Buug oo isugu jira buugaag diini ah, Taariikh, self […] Read more
December 16, 2022December 16, 2022Waxbarasho Kooras bilaash ah #1: SIDEE YOUTUBE JANAL LOO SAMEYSTAA? Youtube-ku wuxuu kamid yahay waxyaabah ugu wanaagsan ee uu qofku ka sameyn karo lacag fudud, Hadaba waxaan halkan kusoo koobayaa kooras gaaban […] Read more