Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
0

Your cart

Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Category: Ganacsiga

July 6, 2023July 6, 2023Ganacsiga

Waa maxay Permission Marketing?

Marketing is about creating a conversation Seth Godin Permission marketing waa nooc kamid ah suuqgeynta taas oo diirada saarta in shirkadu xidhiidh […]

Read more
July 2, 2023July 2, 2023Ganacsiga

Fikrad ganacsi #1

Waxaa baahi aad u weyn ka jirtaa dalabka alaabaha online-ka lagu iibsado sida Amazon, Alibaba iyo Shein, waxaad u baahantahay si fikradaan […]

Read more
July 1, 2023June 29, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga

Qiima dhimista Kuuboonka.

Qiima dhimista noocan ah Soomaalidu ma yaqaanaan laakiin waa muhiim sababtoo ah waxay kugu soo celinaysaa macmiilka wax kaa iibsaday oo waxaad […]

Read more
June 29, 2023Ganacsiga

Waxa aad jeceshahay iyo waxa ay dadku doonayaan!

Sanadkii 2019 waxaan sameeyay daraasad kusaabsan ganacsiyadda bilowga ah ee “Startupska” ah, waxaan sameeyay waraaqo aan dhawr suaalood ku qoray oo aan […]

Read more
June 16, 2023June 16, 2023Ganacsiga

Shirkadda Apple iyo Suuqgeynta.

Hadii aad tahay qof barta Cilmiga suuqgeynta ama kushaqeeya waxaad si fiican u daraaseysaa shirkadda Apple, waa company aan ka yaabay branding-ka […]

Read more
June 15, 2023June 15, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

Muxuu yahay business model sideese loo samaystaa (waxaa la socda tusaale).

Business model-ku waa qorshe kusaabsan sidee shirkadaadu lacag u sameyn kartaa, Business Modelku wuxuu ka hadlayaa alaabaha iyo adeeggyadda ay shirkadu iibiso, […]

Read more
June 14, 2023April 17, 2024dhaqaalaha, Ganacsiga

Muhiimada shaqaaluhu u leeyihiin Ganacsiga!

Waxyaabaha ugu badan ee shirkadaha Soomaalida ragaadiyay waxaa kamid ah, in maamulka shirkadaha badanaa aysan muhiimad badan siin shaqaalahooda, oo ay u […]

Read more
June 7, 2023June 7, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, technology

Maxaad ugu baahantahay inaad heysato kaadhka lacagaha ee online-ka

Waxaa jira dhalinyaro badan oo isoo weydiiyay “hadii aan soo furano kaadhadhka lacagaha ee caalamiga ah, maxaa faaiido ah oo inoogu jira?” […]

Read more
June 7, 2023June 6, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga

Dagaalkii Spotify iyo Apple.

Apple waxaa isticmaasha oo telifoonadeeda heysta inkabdan 2 bilyan oo qof, marka hadii aad tahay App, waa inaad apple u jajabnaato oo […]

Read more
June 6, 2023June 6, 2023Ganacsiga

Download Business startup Planner document for free.

Waraaqdan oo ka kooban 14 bog, waa document kaa caawin kara inaad bilowdo ganacsi cusub, kaas oo la yidhaahdo “Business startup Planner” […]

Read more

Posts pagination

< 1 2 3 4 5 >
© 2026 Caseer Academy.