Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Category: dhaqaalaha

June 14, 2023April 17, 2024dhaqaalaha, Ganacsiga

Muhiimada shaqaaluhu u leeyihiin Ganacsiga!

Waxyaabaha ugu badan ee shirkadaha Soomaalida ragaadiyay waxaa kamid ah, in maamulka shirkadaha badanaa aysan muhiimad badan siin shaqaalahooda, oo ay u […]

Read more
June 7, 2023June 7, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, technology

Maxaad ugu baahantahay inaad heysato kaadhka lacagaha ee online-ka

Waxaa jira dhalinyaro badan oo isoo weydiiyay “hadii aan soo furano kaadhadhka lacagaha ee caalamiga ah, maxaa faaiido ah oo inoogu jira?” […]

Read more
June 7, 2023June 6, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga

Dagaalkii Spotify iyo Apple.

Apple waxaa isticmaasha oo telifoonadeeda heysta inkabdan 2 bilyan oo qof, marka hadii aad tahay App, waa inaad apple u jajabnaato oo […]

Read more
June 4, 2023June 5, 2023dhaqaalaha, nolosha

Xakameeynta nafta

Naftaada waxkasta oo ay u baahato u diid oo ha siin, sababtoo ah waxaa dhici karta inuu Ilaahay kaa qaado waxaas ama […]

Read more
May 29, 2023May 29, 2023dhaqaalaha

Halista dhaqaale ee deemaha

Halista dhaqaale ee deemaha waa wax jira oo dadku intooda badan aysan iska ilaalin hadii aan tusaale yar idinka siiyo, Nin aanu […]

Read more
February 2, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

Ganacsiga soo dajinta alaabaha

Ma ogtahay inaad Milyaneer ka noqon karto Nacnac aad iibiso oo kaliya? fursadaha alaab soo dajinta ee ka jira dalka waa badanyihiin […]

Read more
February 1, 2023June 8, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

Farqiga u dhaxeeya Revenue & Net income?

Waa maxay farqiga u dhaxeeya Revenue & Net income? Revenue waa dakhliga guud ee ku soo gala waxaana kujira kharashaadkii aad gashay […]

Read more
January 22, 2023January 22, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga

Yareynta Kharashaadka marka aad ganacsi bilaabayso.

labadii isbuuc ee lasoo dhaaafay waxaan ku mashquulsanaa inaan furo xafiis aniga ii gaar ah, oo aan side hustle aan leeyahay ku […]

Read more
January 7, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

La soco 5-tan website hadii aad tahay ganacsade.

Go’aanadda ugu wanaagsan ee uu qofku qaadi karo waxaa kamid ah inuu ganacsi uu isagu leeyaay bilaabo, balse si aad u bilowdo […]

Read more
January 4, 2023January 4, 2023dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarasho

Inaad qanciso macaamiishaada ayaa ka wanaagsan inaad tartan adag la gasho competition-kaaga

Nin ganacsade ah oo business-kiisu magaalada sumcad fiican kuleeyahay balse competitionkiisu aad u badanyahay ayaan weydiiyay sidee ula tartantaan waxaas oo shirkad […]

Read more

Posts pagination

< 1 2 3 >
© 2025 Caseer Academy.