August 31, 2023August 31, 2023dhaqaalaha, nolosha Sideen miisaaniyad bille ah u sameysan karaa? Ilaahay maalinta qiyaame qofka adoonka ah wuxuu weydiinayaa shan su’aalood oo aad muhiim u ah si loo xisaabiyo. Su’aalaha qofka adoonka ah […] Read more
August 30, 2023August 30, 2023caadooyinka, nolosha Sameey hal shey oo aad necebtahay maalinkasta. Inaad isdhibto waa horumarka furihiisa, waxkasta oo wanaagsan waxay kujiraan gacan bir ah oo lagaa doonayaa inaad lasoo baxdo. soo qaado buug […] Read more
August 16, 2023August 16, 2023caadooyinka, nolosha Ha calaacalin Calaacalka iyo cabashadu waxay qofka ka dhigaan qof liita oo aan dooneyn inuu noloshiisa masuuliyadeeda qaato, waxaad noqoneysaa qof markasta raadiya cudurdaar […] Read more
July 29, 2023July 29, 2023Waxbarasho Deeqaha waxbarasho ee OKP Orange Knowledge Programme ama (OKP) waa deeqo waxbarasho oo ay bixineyso Wasaaradda arimaha dibeda ee Dalka Netherland, waxaana kamid ah waxyaabaha la […] Read more
July 29, 2023July 29, 2023caadooyinka, nolosha Sadaxdan xirfad waad u baahantahay inaad isbarto. Sadaxdan xirfad waa muhiim inuu qofku barto, qarnigan 21-naad ee aan imika ku jirno, waxaa kamid ah xirfadahaas. Read more
July 23, 2023July 23, 2023caadooyinka, nolosha Ka dhig yoolkaaga mid “S.M.A.R.T” ah Si uu u noqdo Yoolkaagu mid hirgala, waa inuu yahay marka hore mid aad ka fikirtay suurtagal ahaanshihiisa oo aad isweydiisay marka […] Read more
July 21, 2023July 19, 2023Ganacsiga Fikrad ganacsi #2 Fikradan waxaad u baahtahay inaad u tagto shirkadaha ganacsiga Retail-ka ah ka shaqeeya adigoo xulanahay wax aad xiiseyso oo aad information badan […] Read more
July 20, 2023July 18, 2023caadooyinka, nolosha Raaxadda badan iyo saameynta ay kugu yeelan karto Markasta oo aad raaxo ku jirto (comfort) waa markasta oo uu horumarkaagu sii yaraanayo. Cabdiraxmaan Caseer Aniga waxaan ogaaday oo aan garanayaa […] Read more
July 19, 2023July 17, 2023Ganacsiga isbaro oo is hagaaji Shirkaddu markasta oo ay ku dadaasho inay Suuqgeyn wanaagsan sameyso waa markasta oo ay iyadu isa sii baranayso, Tusaale: Waxaad heysataa Meherad […] Read more
July 18, 2023July 17, 2023caadooyinka, nolosha, Waxbarasho Noqo Qof kudhac leh. Inaad tahay qof ku dhaqaaq leh (initiative) waa muhiim, waana waxyaabaha dadka lagu kala qiimeeyo, waxaa la yidhaahdaa inaad cafis weydiisato, ayaa […] Read more