Wax soo saarku waa awoodda uu qofku u yeelan karo inuu shaqo qabto walibana u qabto si hufan oo waxtar leh. Waa xirfad la baran karo taasood ku hormarin karto noloshaada
Qaababka ugu fiican ee aad waxsoosaarkaaga ku hormarin karto waxaa kamid ah:
🎯 Inaad yeelato Hadaf, maxaad dooneysaa inaad maanta ku guuleyso, ama isbuucaan maxaad dooneysaa inaad qabato ama bisha soo socota ama sanadka markuu dhamaado maxaad dooneysaa inaad meel iska saarto? marka aaad ogaato waxa aad dooneyso inaad gaadho, kadib ukala jajabi shaqooyin yaryar oo tartiib tartiib u qabo mid kasta.💪
👀 Inaad diirada saarato waxa markaas muhiimka kuu ah oo aad halkaas shay oo kaliya ka shaqeyso oo aanad shaqooyin badan isku dhinac wadin. sababtoo ah marka aad waxyaabo badan isku daydo inaad halmar qabato waxaa laga yaabaa inaad ku wareerto oo aad midkasta meel dhexe ugaga tagto kadibna aad dareento inaadan waxba qaban karin.
☕ Ugu dambeyn ha ilaabin inaad u nasato shaqooyinka, kolba marka aad inxoogaa ah shaqeyso ama inyar oo shaqada kamid ah kuguuleysato xoogaa yaroo nasasho ahna ku dar oo iska nafis, kadibna adigoo nafisay oo faraxsan dib u bilow qeyb kale hadana marka aad dhamayso dib u naso oo ha isdaalin.
sidoo kale aqriso: 6 Balwad oo facaa kaa reebi doonta haddii aanad iska hagaajin
8 thoughts on “Sirta Wax soo saarka”
Haa zxp mayad sanud
adiga mudan sxb
Haa zxp mayad sanid
adiga mudan walaal
Mahad sanid pro
adiga mudan
Wiilhoog mahadsanid, cisho hore baan ku arkoo kama daalo in aan soo eego waxyaabaha aad soo galisay, waxaan kugu bartay anoo assignment business model canvas ah baadhaya ayaan arkay website kaaga.
iLaahy wx Kaga Baryaya Inu Jano Kaga abaaL mariyoH ustaad . Wxd No iftiimisa NoLosha , wxd na Barta casharO Ku saabsan NoLosha , wxd naLa wadaagta shaqooyinka Abaalkaga wan Ku HayNa Ustaad Sharaf Iyo karaamO