Haddii aad sameyso waxa aad sameyn karto oo kaliya, waligaa ma noqon doontid waxkabadan waxa aad imika tahay!
Horumarka iyo isbeddelka dhabta ah waxay ka yimaadaan marka aad isku daydo waxyaabo cusub, oo aad qaado talaabooyin aanad hore u qaadin, ogsoonoow marka aad naftaada geliso xaalado cusub oo ka adag kuwa caadiga ah, waxaad ka baran doontaa casharo badan.
Isbeddelku ma aha oo kaliya in la sameeyo wax cusub, balse waa inaad la ballaariysaa xuduudahaaga, sidoo kalana isku daydo inaad ogaato awoodahaaga qarsoon, adigoo kobcinaaya fahamkaaga iyo aragtiyahaaga.