Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Category: caadooyinka

July 14, 2023July 14, 2023caadooyinka, maskaxda

Muhiimada waxqoraalka.

Berigii aan waxbarashadda caadiga ah kujiray, marka aan doonayo inaan wax xifdiyo qaababka ugu fiican ee aan isticmaali jiray ayaa ahayd inaan […]

Read more
July 11, 2023July 9, 2023caadooyinka, nolosha

Eisenhower Matrix

Inaad shaqooyinkaaga u kala hormariso sida ay u kala horeeyaan waa arrin muhiim ah oo kaa caawin karta inaad waxbadan qabato, caajiska […]

Read more
July 10, 2023July 5, 2023caadooyinka, nolosha

Halmar ma wada qaban kartid.

Shaqooyinka kala qorsheyso oo u kala naso, waxkasta hal mar ma wada qaban kartid, jadwal u samayso oo kala qorsheey, laakiin halmar […]

Read more
July 7, 2023July 7, 2023caadooyinka, nolosha

Caadooyinka xunxun iyo sida ay u saameyn karaan horumarkaaga.

Dhamaanteenba waxaynu leenahay caadooyin aan wanaagsaneyn oo saameyn ku yeelan kara horumarka nolosheena, marka ay noqoto hibooyinka uu ilaahay ku siiyay, caadooyinka […]

Read more
July 7, 2023July 6, 2023caadooyinka, nolosha

bilowga hore ayaa ugu adag!

Shaqa kasta waxaa ugu adag inta ugu horeysa oo ah bilowga hore, marka aad bilowdo kadib waxkasta way isku sii toostoosyaan balse […]

Read more
July 5, 2023July 5, 2023caadooyinka

Challenge 100 maalmood ah

Waxaa jira caadooyinka qaar oo aad u adag inuu qofku la qabsado, sida inaad Jiimka joogteyso, ama inaad kooras online ah barato, […]

Read more
July 5, 2023July 5, 2023caadooyinka, nolosha

Sideen nafteyda u xisaabin karaa

Inaad waqtigaaga xisaabiso oo aad la socoto waxyaabaha kuu qabsoomay iyo sida aad waqtigaaga ku bixisay waa arrin muhiim ah oo hormarkaagana […]

Read more
July 3, 2023July 3, 2023caadooyinka, maskaxda, nolosha

shan arrimood oo kaa dhigaya qof isku kalsoon.

Waa arrin muhiim ah Inaad naftaada kalsooni ku qabto oo aad noqoto qof is aaminsan oo garanaya awoodihiisa iyo wuxuu sameyn karo. […]

Read more
July 2, 2023July 2, 2023caadooyinka, maskaxda, nolosha

Sirta Wax soo saarka

Wax soo saarku waa awoodda uu qofku u yeelan karo inuu shaqo qabto walibana u qabto si hufan oo waxtar leh. Waa […]

Read more
June 30, 2023June 30, 2023caadooyinka, maskaxda

6 caado oo waxbadan caafimaadkaaga ka badali karta.

Caafimaadku wuxuu kamidyahay nimcooyinka uu Ilaahay ina siiyay kuwa ugu waaweyn, waa nimco u baahan in la ilaashado, marka waxaan idinla wadaagayaa […]

Read more

Posts pagination

< 1 2 3 4 5 >
© 2025 Caseer Academy.