Inaad waqtigaaga xisaabiso oo aad la socoto waxyaabaha kuu qabsoomay iyo sida aad waqtigaaga ku bixisay waa arrin muhiim ah oo hormarkaagana qeyb weyn ka ah, waxaan idinla wadaagayaa waraaq yar oo aad daabacan karto oo aad naftaada ku xisaabsan karto, halkan hoose kala dag.