Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Category: caadooyinka

January 3, 2024January 3, 2024caadooyinka, nolosha

Ka Maarmidda Rayiga Dadweynaha

Qormadan, waxaan diiradda saarayaa sababaha ay muhiim u tahay in qofku aanu si xad dhaaf ah ugaga fikirin waxa dadka kale ka […]

Read more
January 2, 2024January 2, 2024Buugaag, caadooyinka, Waxbarasho

Sideen waxaqriska isku jeclaysiin karaa?

Waxaan arkay dhalinyaro badan oo ila soo xiriiray kuwaasoo dhibaato weyni ka heysato wax aqriska, iyagoo iisheegay inay waxaqriska iska joojiyaan markay […]

Read more
December 22, 2023December 22, 2023caadooyinka, nolosha

Qaabab aad isku dhiirigelin karto, marka aad caajis badan dareento.

Dhamaanteenba, Adiga, Aniga iyo qofkasta oo horumar gaadhay caalamka, mararka qaar waxaa dhacda inaan caajis dareeno, oo ay nagu adkaato waxyaabaha qaar […]

Read more
September 23, 2023September 23, 2023caadooyinka, nolosha

Sideen ku ogaan karaa inaan nafteyda lugooyo ku ahay?

Mararka qaar inagoo damacsan inaan nafteena horumar la tiigsano ayaanu hadana nafteena lugooyo ku nahay waliba inagoon is ogeyn oo isku heysana […]

Read more
August 30, 2023August 30, 2023caadooyinka, nolosha

Sameey hal shey oo aad necebtahay maalinkasta.

Inaad isdhibto waa horumarka furihiisa, waxkasta oo wanaagsan waxay kujiraan gacan bir ah oo lagaa doonayaa inaad lasoo baxdo. soo qaado buug […]

Read more
August 16, 2023August 16, 2023caadooyinka, nolosha

Ha calaacalin

Calaacalka iyo cabashadu waxay qofka ka dhigaan qof liita oo aan dooneyn inuu noloshiisa masuuliyadeeda qaato, waxaad noqoneysaa qof markasta raadiya cudurdaar […]

Read more
July 29, 2023July 29, 2023caadooyinka, nolosha

Sadaxdan xirfad waad u baahantahay inaad isbarto.

Sadaxdan xirfad waa muhiim inuu qofku barto, qarnigan 21-naad ee aan imika ku jirno, waxaa kamid ah xirfadahaas.

Read more
July 23, 2023July 23, 2023caadooyinka, nolosha

Ka dhig yoolkaaga mid “S.M.A.R.T” ah

Si uu u noqdo Yoolkaagu mid hirgala, waa inuu yahay marka hore mid aad ka fikirtay suurtagal ahaanshihiisa oo aad isweydiisay marka […]

Read more
July 20, 2023July 18, 2023caadooyinka, nolosha

Raaxadda badan iyo saameynta ay kugu yeelan karto

Markasta oo aad raaxo ku jirto (comfort) waa markasta oo uu horumarkaagu sii yaraanayo. Cabdiraxmaan Caseer Aniga waxaan ogaaday oo aan garanayaa […]

Read more
July 18, 2023July 17, 2023caadooyinka, nolosha, Waxbarasho

Noqo Qof kudhac leh.

Inaad tahay qof ku dhaqaaq leh (initiative) waa muhiim, waana waxyaabaha dadka lagu kala qiimeeyo, waxaa la yidhaahdaa inaad cafis weydiisato, ayaa […]

Read more

Posts pagination

< 1 2 3 … 5 >
© 2025 Caseer Academy.