Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
0

Your cart

Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Author: Cabdiraxmaan Caseer

December 26, 2022June 6, 2023Waxbarasho

Free courses

Halkan waxaan kusoo gudbiyaa koorsooyinka bilaashka ah ee aan soo uruuriyo. KOORSOOYINKA DESIGNKA. KOORSOOYINKA DATA ANALYSIS-KA. KOORSOOYINKA PROGRAMING-KA. KOORSOOYINKA GANACSIGA.

Read more
December 26, 2022December 26, 2022nolosha, Waxbarasho

Maxaad ugu qasbantahay inaad computer heysato?

Computerku waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku baran karo isticmaalkiisa, xitaa marka laga yimaado inaad adigu wax ku […]

Read more
December 25, 2022December 25, 2022Buugaag, dhaqaalaha, nolosha

3 App oo kaa caawinaya inaad maamusho lacagahaaga.

Maanta hadii aad 10 doolar telifoonka kushubato, waxaa laga yaabaa inaadan caawa gaadhsiin, waxyabo badan ayaa keena in lacagtu si fudud kaaga […]

Read more
December 24, 2022December 24, 2022nolosha, Waxbarasho

Kooras bilaash ah #2: SIDEE LOO ISTICMAALAA CALENDARKA IYO TODOLIST-GA

Waqtigu waxa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku ka faaiideysan karo si uu u gaadho horumaro badan aduun iyo […]

Read more
December 23, 2022December 24, 2022maskaxda, nolosha, Waxbarasho

Xaasidnimaddu horumar maleh

Dhawr sano kahor ayaa meel aan ka shaqeynayay laygu yidhi, waxaad tababar siisaa oo aad aqoontaada uga faaiideysaa shaqaalaha kaa hooseeya, si […]

Read more
December 22, 2022December 22, 2022caadooyinka, nolosha

3 talaabo oo aad caadooyin cusub oo wanaagsan ku abuuri karto

Caadooyinku waxay kamid yihiin waxyaabaha ugu wanaagsan ee uu qofku noloshiisa horumar ku gaadhsiin karo, waxay kaa dhigayaan inaad waxyaabo badan si […]

Read more
December 21, 2022March 13, 2023dhaqaalaha, nolosha, sponsor

Xornimo dhaqaale: Sidee lagu gaari karaa?

Xornimo dhaqaale waa inuu qofku noqdo qof isku kalsoon. qasab ma ahan inaad tahay qof taajir ah, si aad u noqoto qof […]

Read more
December 20, 2022December 20, 2022nolosha

Noqo qof meel ka muuqda

Waxaan aqrinayay buugga uu qoray qoraagga weyn ee “Carl Newport” buuggan oo lagu magacaabo “So Good They Can’t Ignore You” Waxyaabaha aan […]

Read more
December 19, 2022December 19, 2022Ganacsiga

waxyaabaha badanaa sababa inay ganacsiyadda yaryar ee Soomaalidu hore u kacaan.

Marka dhisme cusub laga dhiso meelaha suuqyada ama wadooyinka hadii aad is dhahdo kireyso waxaa lagu dhahayaa guriga markii la bilaabay aasaaska […]

Read more
December 18, 2022December 18, 2022nolosha, Waxbarasho

Maxay muhiim u tahay inaad shaqeysato xili hore?

Hadii aad tahay arday Jaamacad dhigta oo aanad hada shaqo heyn ama aadan isku hawlin inaad shaqayso, hadhoow markaad jaamacada ka baxdo, […]

Read more

Posts pagination

< 1 … 18 19 20 21 >
© 2026 Caseer Academy.