Ilaahay maalinta qiyaame qofka adoonka ah wuxuu weydiinayaa shan su’aalood oo aad muhiim u ah si loo xisaabiyo. Su’aalaha qofka adoonka ah la weydiin doono waxaa kamid ah: Dhaqaalahaaga iyo halka aad ku bixisay? marka waa muhiim inaad garanayso lacagtaada iyo sida aad u isticmaalayso waana inaad Miisaaniyad samaysato oo aad garanayso lacagtaada iyo meesha ay kaaga baxayso.
Miisaaniyaddu waxay kamid tahay waxyaabaha ugu waaweyn ee uu qofku sameysan karo si uu noloshiisa dhaqaale ahaan ugaga dhigo mid xor ah. inaad miisaaniyad samaysato micnaheedu ma ahan inaad dhuunta isqabato ee waa inaad ogtahay lacagtaada halka ay ku baxayso iyo sida ay kaaga baxayso.
Halkan kala dag Waraaqdan aad u isticmaali karto si aad u sameysato miisaaniyad aad dhaqaalahaaga ku maamusho. TAABO HALKAN
3 thoughts on “Sideen miisaaniyad bille ah u sameysan karaa?”
Helped me Thanks
Khadae
Khadar