Iska ilaali xerada nafiska

Noloshu waxay markasta u baahantahay inaad motion ama dhaqaaq ku jirto, noloshu waa baaskiilka oo kale oo hadii aad istaagto waad dhacaysaa, marka iska ilaali inaad gasho waxa loo yaqaan “Comfort Zone” oo ah inaad ku nafisto waxa aad heysato ama inta gacantaada kujirta.

Taas waxay keenaysaa inaad caajisto oo depression kugu dhaco, hadii si loo eego nolosha waxaa milixda u yeelaya waa dhaqaaqa iyo rafaadka, marka adiga maxaad diyaar u tahay inaad u rafaado si aanad nolosha uga caajisin?

QORMOYINKAN IYAGANA BAL EEG.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *