shan arrimood oo kaa dhigaya qof isku kalsoon.

Waa arrin muhiim ah Inaad naftaada kalsooni ku qabto oo aad noqoto qof is aaminsan oo garanaya awoodihiisa iyo wuxuu sameyn karo.

5 arrimood oo kaa caawin kara inaad noqoto qof isku kalsoon.

1️⃣ Markasta sameyso hadafyo iyo yoolal aad u shaqeysato sida aad ku gaadhi lahayd.🎯

2️⃣ Naftaada aamin iyo awoodaha aad leedahay hadii ay noqoto caafimaadkaaga, iyo caqligaga oo Ilaahay ugu mahadnaq markasta💯

3️⃣ Ka fikir caafimaadkaaga iyo maskaxdaada oo markasta aalamiinto sameey, oo iska ilaali walwalka iyo fikirka 💪

4️⃣ Waxaad la saaxiibtaa oo aad markasta raadsataa dad ku dhiirigeliya oo aan ku niyadjabin😊

5️⃣ Haka baqan inaad halista tijaabiso oo aad waxyaabo cusub isku daydo.🚀

One thought on “shan arrimood oo kaa dhigaya qof isku kalsoon.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *