Inaad tahay qof ku dhaqaaq leh (initiative) waa muhiim, waana waxyaabaha dadka lagu kala qiimeeyo, waxaa la yidhaahdaa inaad cafis weydiisato, ayaa ka fiican inaad fasax weydiisato, maxaan kawadaa? waxaan kawadaa hadii aad dooneyso inaad horumar sameyso mararka qaar waxaa wanaagsan inaad ku dhac leedahay oo aanad sugin in lagu diro.
4 thoughts on “Noqo Qof kudhac leh.”
Asc
Join
Asc
wcs