Caqabaduhu waxay kamid yihiin waxyaabaha qofka ku dhiirigeliya inuu talaabsado, marka hadii aad dooneyso nolosha inaad horumar ka sameyso waa inay jiraan caqabado markasta ku horyaala oo aad ku dadaalayso inaad ka gudubto.
Hadii noloshaada aysan lahayn wax caqabad ah ogoow waxaad ku jirtaa “Confort zone” dadka ku jira halkaa waligood horumar ma sameeyaan.
SAMEEY MAALIN WALBA HAL SHEEY OO AAD DHIBSANAYSO OO CAQABAD KUGU AH.