November 27, 2024November 27, 2024caadooyinka, dhaqaalaha, Ganacsiga Shaqada iyo Isku Dheelitirka Nolosha: Fahamka Dhaqanka ‘Quiet Quitting Marka la joogo shaqadda waxaa jira wax loo yaqaano “Quiet quitting” oo ah in qofka shaqaalaha ahi dareemo in shaqadani uusan mustaqbal […] Read more
July 2, 2024July 2, 2024Buugaag, Ganacsiga Sadax buug oo ganacsade kasta u baahanyahay inuu halmar aqristo. Ganacsigu waa safar leh caqabado iyo fursado badan, sidaa darteed, waxaan idila wadaagayaa 3 buug oo u wanaagsan qofkasta oo ganacsade ah […] Read more
June 22, 2024June 22, 2024Ganacsiga 3 nooc oo marketing ah oo aad u baahantahay inaad isticmaasho. Suuqgeyntu marxalado kala duwan ayay soo martay, waxaana is odhan karnaa imika waxay joogtaa xiliga ugu fiican ee aad fariintaada dadka gaadhsiin […] Read more
April 20, 2024April 20, 2024Ganacsiga, nolosha Waxkasta oo wanaagsan waxaa hela kuwa suga ee u sabra! Waxkasta oo aad bilowdo markaad inyar wado waxaa jirta wax la yidhaahdo “Dooxadda niyad jabka” oo ah in wixii sidii aad rabtay […] Read more
April 19, 2024April 19, 2024Ganacsiga Kobcinta Shaqaalaha: Furaha Guusha Ganacsiga Sida aad u dooneyso inay shirkadaadu u kobocdo si lamid ah u kobci horumarka shaqaalahaaga, haddii aad ka fikirto shaqaalahaaga waxaa hubaal […] Read more
April 17, 2024April 17, 2024Ganacsiga Macmiil kaalay markale wax naga iibso. Dhawr bilood kahor ayaan Barfuun ka iibsaday meherad cusub oo xaafadeena laga furay, haddii aan daacad u hadlo aad ayuu u wanaagsanaa […] Read more
April 16, 2024April 16, 2024Ganacsiga Humane ai: qalabkii fashilka ku bilowday! Ganacsi kasta si uu u aflaxo waa inuu yahay mid xalinaya caqabad taagan ama xitaa uu noqdo mid abuura caqabad aan jirin […] Read more
April 15, 2024April 17, 2024Ganacsiga Fahamka Maaliyadda marka aad ganacsi bilaabayso Hantida ganacsigu waa waxkasta oo uu ganacsigu leeyahay, kuwaasoo leh qiimo iyo waxsoosaar, sidoo kalana lacag loo badali karo hadii la iibiyo. Read more
April 14, 2024April 14, 2024Ganacsiga 5 arrimood oo ka dhigaya ganacsigaaga mid guuleysta Fikradaadu hadii ay si kasta u wanaagsan tahay oo aanad la imaan waqtigii ku haboonaa waxay keenaysaa inaad ku qasaarto ganacsigaas Read more
February 25, 2024February 25, 2024Ganacsiga, programming Hab fikirka shaqo abuurka. Marka aad tahay qof developer ah ama qof imika baranaya Computer Science waa in hab fikirkaagu noqdo inaad abuurto barnaamijyo bulshada waxtar […] Read more