Mararka qaar marka aad u fiirsato baaxada Kownkan iyo awooda uu Ilaahay leeyahay waad yaabaysaa, oo waxaad toos u arkaysaa Weynidda Eebbe iyo wuxuu sameyn karo.
Maalin dhawayd ayaan Youtube ka daawaday Aqoonyahan dhanka astronomy-ga ah oo la weydiiyay: “Aqoonyahanada Astronomy-ga ee Technolojiyada intaas la eg heysta, ee aqoonta intaas la eg ka gaaray cilmiga kownka, in intee la eg ayaad gaadheen oo soo ogaateen Kownka (The Universe)?”
Markaa ayay Tidhi, tusaale aan idinka siiyo inta ilaa imika la ogyahay: Haddii maanta la baxo oo baddaha aduunka oo dhan biyahooda oo idil la isku wada daro, kadibna inta Koob la qaato laga soo daro hal koob oo biyahaa kamid ah, koobkaas biyaha yar ee kujira waxay u dhigantaa inta aynu ilaa imika soo ogaanay! Bal qiyaas dunida oo 75% biyo ah hadii waxaas oo biyo ah hal koob laga soo shubo maxaa ku haraya meeshaas?
Halkan kala soo dag Buugga “Man and the Universe, Reflections of I n Al-Qayyem” DOWNLOAD
Sii aqriso: Muhiimada taariikhda barashadeedu leedahay