Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
0

Your cart

Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Author: Cabdiraxmaan Caseer

February 25, 2024February 25, 2024Ganacsiga, programming

Hab fikirka shaqo abuurka.

Marka aad tahay qof developer ah ama qof imika baranaya Computer Science waa in hab fikirkaagu noqdo inaad abuurto barnaamijyo bulshada waxtar […]

Read more
February 10, 2024February 10, 2024Ganacsiga

Iibi marka hore, kadib biloow ganacsiga.

Buugan oo aan maalin dhawayd dhameeyay waa buug cajiib ah oo ka aragti duwan buugaagta kale ee ku saabsan bilaabida ganacsiga, sida […]

Read more
January 9, 2024January 9, 2024Ganacsiga

Xayaysiinta casriga ah.

Xayaysiisku xiligan la joogo wuu ka gudbay xiligii la iibin jiray alaabaha iyo adeegyadda ay shirkaduhu iibiyaan ee imika wuxuu marayaa inaad […]

Read more
January 9, 2024January 7, 2024nolosha

Yeelo dishabiliin, balse ha is caburin

Nolosha adigoon is caburineyn ayaa loo baahanyahay hadana inaad yeelato dishabiliin aad ku noolaato oo kuu noqda macalinka noloshaada. Haddii aad dooneyso […]

Read more
January 8, 2024January 6, 2024Waxbarasho

Muhiimada ay leedahay barashada teknoolojiyadda

Waxyaabaha ugu waaweyn ee aan aniga ku jeclaaday Teknoolojiyadda, waa inay tahay xirfad u baahan halabuur joogto ah, oo maalinkasta caqabad horleh […]

Read more
January 7, 2024January 7, 2024caadooyinka, nolosha

Ka dhig wax fudud, oo aad fudeydkiisa ka yaabto.

Dhibaatadda ugu weyn ee ina heysata marka aynu dooneyno isbedel waa inaynu rabno isbedel dagdag ah oo markiiba inagu dhaca, kadib maxaa […]

Read more
January 6, 2024January 5, 2024nolosha

Noocyadda xorriyadda uu qofku yeelan karo.

Waxaan halkaan idinkula wadaagayaa 5 qeybood oo ay xoriyaddu u qeybsami karto.

Read more
January 5, 2024January 5, 2024nolosha

Muhiimadda Caqabaduhu kuu leeyihiin.

Caqabaduhu waxay kamid yihiin waxyaabaha qofka ku dhiirigeliya inuu talaabsado, marka hadii aad dooneyso nolosha inaad horumar ka sameyso waa inay jiraan […]

Read more
January 4, 2024January 3, 2024caadooyinka, nolosha

ha wareerin

Sida caadiga haddii computer-kaaga browserka kujira aad ka furto godad badan (tabs) oo aad godkastana ka furto bog cusub oo web ah […]

Read more
January 3, 2024January 3, 2024caadooyinka, nolosha

Ka Maarmidda Rayiga Dadweynaha

Qormadan, waxaan diiradda saarayaa sababaha ay muhiim u tahay in qofku aanu si xad dhaaf ah ugaga fikirin waxa dadka kale ka […]

Read more

Posts pagination

< 1 … 7 8 9 … 21 >
© 2026 Caseer Academy.