June 24, 2024June 24, 2024caadooyinka Sidee caado xun loogu badalaa caado wanaagsan Caadooyinka xunxun waxay qofka ku keenaan inay nolosha kahor istaagaan horumaro badan uu qofku gaari lahaa iyagoo xitaa laga yaabo inay caafimaad […] Read more
June 23, 2024June 23, 2024nolosha Farsamooyin aad maalintaada ku habeysan karto. Maanta oo dhan waad cararaysaa, waad shaqeynaysaa, waad mashquulsantahay hadana ugu dambeyntii waxaad arkaysaa inaadan waxbadan qaban, ama waxaad dareemaysaa inay wali wax kaa dhiman yihiin, hadaba qormadan waxaan idinla wadaagayaa farsamooyin aad maalintaada ku habeysan karto si aad waxbadan u qabato, una dareento inaad waxbadan qabsatay maalintaas. Read more
June 22, 2024June 22, 2024Ganacsiga 3 nooc oo marketing ah oo aad u baahantahay inaad isticmaasho. Suuqgeyntu marxalado kala duwan ayay soo martay, waxaana is odhan karnaa imika waxay joogtaa xiliga ugu fiican ee aad fariintaada dadka gaadhsiin […] Read more
June 19, 2024June 19, 2024caadooyinka, maskaxda, nolosha Sidee maskaxdaada u edbin kartaa Dopamine waa kiimiko muhiim ah oo maskaxda ku jirta, oo qayb weyn ka qaadata dareemada raaxada, dhiirigelinta, iyo abaalmarinta. Mararka qaar, haddii […] Read more
June 15, 2024June 15, 2024Buugaag Ninka ugu Taajirsan Babylon Ninka ugu Taajirsan Babylon waa buug uu qoray George S. Clason, waa buug caan ah oo ka hadla hantida iyo sida qofku […] Read more
June 13, 2024June 13, 2024technology Adobe oo kibirtay Shirkadda Adobe oo ah shirkada iibisa barnaamijyadda cajiibka ah ee Photoshop iyo Premier pro iyo kuwo kale oo badan ayaa waxay maalmo […] Read more
June 13, 2024June 13, 2024Waxbarasho Website aad ka baran karto data analysis-ka Falanqeynta xogta (Data analysis) waa mid kamid ah xirfadaha la tacaluqa Teknoolojiyadda ee kucusub suuqa shaqooyinka, marka la joogo suuqgeynta iyo go’aan […] Read more
June 12, 2024June 12, 2024editing Midabeynta marka la joogo hagaajinta muuqaalada Waxyaabaha ugu muhiimsan marka la joogo hagaajinta muuqaalada waxaa kamid ah sixida midabada iyo kor u qaadista midabada, hadaba labadan arrimood aad […] Read more
June 10, 2024June 10, 2024Buugaag How to stop worrying and start living by Dale Carnegie In today’s fast-paced world, stress and worry can seem like unavoidable consequences of modern living. However, Dale Carnegie’s timeless self-help classic, “How […] Read more
June 10, 2024June 10, 2024nolosha 10 Qodob o kaa caawinaya inaad noqoto qof nafsadiisa ku kalsoon Inaad noqoto qof isku kalsoon waxay kaa dhigaysaa qof waxbadan qabsan kara oo meelkastana gali kara, hadaba hadii aad dooneyso inaad ogaato […] Read more