Waxaa jira caadooyinka qaar oo aad u adag inuu qofku la qabsado, sida inaad Jiimka joogteyso, ama inaad kooras online ah barato, waxaa jira siyaabo badan oo aad ugaga hortagi karto inaad caadada meel dhexe ku joojiso ama aad ka caajisto, waxaana kamid ah inaad isla xisaabtan fiican yeelato, waxaan halkaan idinkula wadaagayaa qaab fudud oo aad ku dabageli karto caadooyinka aad dooneyso inaad la qabsato.
halkan kala soo dag TAABO HALKAN.
One thought on “Challenge 100 maalmood ah”
I need for that issue