Waxaas ha u joojin.

Waligaa ha sugin inaad isbadasho si aad waxa aad dooneyso u qabato, Tusaale: qofbaa ku odhanaya “nio inaan Janal sameysto doonayaa laakiin kaamarada ka dhacayaa waan buuranahay Jiim baan galayaa”!

Qof dan iyo muraad kaa leh majirto, qofkasta adduunyadiisa ayaa wareerisay oo uu ku dawakhsanyahay, haddii aad dooneyso inaad isbedel sameyso wax xun maahan balse isbedelka dhabta ah wuxuu yimaadaa marka aad shaqada bilowdo. Haddii aad buurantahay ha u joojin biloow content creation-ka, oo is daawo kadib markaad iska yaabto adigaa Jiim geli doona!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *