Premier wallet application
Applicationka premier wallet waa app cajiib oo waxyaabo badan ii ufududeeyay aniga, si fiican ayaan u isticmaalaa, waxyaabaha aan aad ugaga helay waxaa kamid ah.
- Appka premier wallet waxa uu leeyahay naqshad application oo fudud oo aan lagu wareerayn.
- Amaankiisu waa mid aad u fiicanyahay
- Adeegyo badana kuu qabanaya
- Si fudud ayaad u isticmaali kartaa adigoon warwareeg badan galin.
Waxyaabaha uu ku qabanayo waxaa kamid ah.
- Inaad ku dukaamaysan karto
- Inaad xawaalad ahan u isticmaali karto, waliba qiima jaban
- Inaad biilasha ku bixin karto
- Inaad lacag ku diri karto, laguuguna soo diri karo
- Inaad kaadhkaaga mastercardka ku maamuli karto
- Inaad kaga warheyn karto qarashaadka kaa baxaya.
- Iyo waxyaabo kale oo badan.
Sidee ula soo dagi kartaa?
Si aad ula soo dagto App-ka Premier walllet waxaad isticmaashaa linkiyadda halka hoose ku xusan.
3 thoughts on “PREMIER WALLET APP”
Youtube maku dalban karaa in ku xidho accountkayga
haa waalaal