Qorsheynta casharadda Jaamacada iyo Iskuulka.

Waxbarashadu ma aha wax adag hadii aad qorshe u samaysato, hadii waxkasta aad iska sii diyaariso waxaa hubaal ah inaad dhibco wanaagsan ka keeni doonto, sidaa daraadeed waxaan halkan idinkugu soo diyaariyay qorshe aad ku maamulan karto waxbarashada oo u kala qeybsamaya:

  1. Qorsheyn guud oo kusaabsan koorsooyinka aad barnayso
  2. Lecture notes oo aad ku qaadanayso notes-ka kooras kasta.
  3. Qorsheynta assignments-ka lagaa doonaayo iyo waqtiyadooda.
  4. Dabagalka Assignements-ka iyo mid kasta waxa aad ka qabatay.


Dhamaan qorshayaashan waa bilaash, waqti badan ayaan galiyay, hadii aad ka heshay, waxaad sameyn kartaa donation kooban wixii aad igu taageeri karto, dooro lacagaha sawiradda hoose.

Support me by clicking your favorite payment system

Halkan kala soo dag Buuga qorsheynta koorsooyinka, casharada, iyo assignmentska.

2 thoughts on “Qorsheynta casharadda Jaamacada iyo Iskuulka.

  1. Mhdznd wll qaliya✊
    Mida kle waxyabaha aad so dhigeyso ee Ku saabsan planners-ka waxa jiro dad an fahan saneyn Sida wax logu kla qoranayo waxa tala ahan uso jedin lahaa Inad Tusaale u sameysid si ay u fhmin 🫡

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *