[player id=’905′]
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Magaca Ilaahay yaan kubillaabaynaa ee naxariis guud iyo mid gaar ahba naxariista
ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَـٰلَمِينَ
Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
مَـٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ
Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ
adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana ku kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ
ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ
Jidka kuwii aad unicmaysay ee aadan u cadhoonin iyo kuwa aadan dhumin
6 thoughts on “Suuratul Faatixa.”
Mnzha allh Waa barnaamij faaiido leh zhp
mahadsanid walaal
Ma Halka Suurad Baa Mise Waad Soo Wada Wali zhp
waan soo wadaa walaal inshalah
Ustaadi adoo mahanadi fcbook page qaabka loosameeyo oodhamytran inoo soo sameee ama blogger
Haye walaal waan keenayaa