Free download Daily, weekly and monthly planners

Waxaan halkan idinkula wadaagayaa planners aad ku maamulan karto maalmahaaga, isbuucyadda iyo bilaha

Waxaan u kala qeybiyay 3 qeybood oo kala ah.

  1. Qorshe maalinle ah oo hal bog ah
  2. Qorshe isbuucle ah oo ka kooban 8 bog
  3. iyo mid balaadhan oo 32 bog oo aad bil dhan ku qorsheysan karto.

Dhamaan qorshayaashan waa bilaash, waqti badan ayaan galiyay, hadii aad ka heshay, waxaad sameyn kartaa donation kooban wixii aad igu taageeri karto, dooro lacagaha sawiradda hoose.

Support me by clicking your favorite payment system

waxaad kala soo dagi kartaa halkan.

#NOOCA QORSHAHA
1Qorshe maalinle ah oo hal bog ah taabo halkan si aad ula dagto qorshahan
2Qorshe isbuucle ah oo ka kooban 8 bog taabo halkan si aad ula dagto qorshahan
3Qorshe Bille ah oo ka kooban 32 bog taabo halkan si aad ula dagto qorshahan

66 thoughts on “Free download Daily, weekly and monthly planners

  1. Alle hakaa jasaai mariyo ustaad dadalka aad nala dadaalayso.si fiican uga faaidaa page kaaga runtii 💚💙

  2. Aad iyo aad bad u mahadsnatahy ustaad casayr. Qaab cajiiba baad u qortay Alle hakaa abaal mariyo

  3. mahadsanid masul.
    mida kale masul blogg-gaaga background saa u qurxisay maa video noga sameyso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *