Mareegyo u wanaagsan ardayda baranaysa Graphic design-ka

  1. Freepik: Waxaad ka helaysaa websitekaan naqshado badan isugu jira, Photoshop, Illustrator, sawiro caadi ah, sawiro lasoo diyaariyay oo naqshadaysan iyo resources kale oo aad u badan.
  2. Unsplash: Webkan waxaad ka heli kartaa sawiro bilaash ah oo kaamarad lagu soo qaaday oo aad u isticmaali karto inaad gashato sawirada aad ka shaqeynayso.
  3. Behance: Waa bar bulsho taasooy ku kulmaan dadka leh xirfadda Graphic designka, waxaad ka helaysaa dhiirigelin iyo farsamooyin aad kasoo qaadan karto xirfadlayaasha kale, sidoo kalana waxaad kusoo bandhigi kartaa aqoontaada iyo xirfadaada.
  4. Skillshare: Website-kaan wuxuu aad kaaga caawinayaa inaad kor u qaado aqoontaada sameynta naqshadaha iyo inaad la socoto isbadalka kuyimaada xirfada.
  5. Canva: Inkastoo canva ay kashaqada ku heysato designers-ka balse waa website aad ku kaabi karto shaqooyinkaaga xitaa aad kasoo qaadan karto dhiirigelin iyo inaad kasoo koobiyaysato naqshadaha qaar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *