Inaad lacag sameyso waa muhiim waan ogahay taa, laakiin hadafkaaga koowaad yuusan noqon inaad waxaa lacag ka hesho oo kaliya, waa inaad leedahay aragti ka fog lacagta, kadib lacagta iyadaa iska imanaysaa.
Waa inay jirtaa wax aad ku waalantahay “obsessed kutahay”, marka aad ka shaqeynayso hawl aad ku waalantahay, ma daalaysid, kama caajiseysid, xitaa waxaa laga yaabaa inta yar ee kaasoo gasha inaad ku celiso si ay horumar fiican kuugu sameyso shaqadaas, balse hadii hadafkaagu koowaad noqdo “Lacag” waxaa hubaal ah inay lacagtu kaasii carari doonto uun oo aad ku daali doontid.
Halkan kala soo dag buugga: The psychology of Money