Waqtigu waxa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee uu qofku ka faaiideysan karo si uu u gaadho horumaro badan aduun iyo aakhiro.
Casharka koowaad: Hordhaca kooraska
Hordhac kooban oo kusaabsan kooraskan gaaban.
Casharka Labaad: Sameyso cinwaanada
Casharkan waxaad ku baranaysaa sida loo sameysto cinwaanadda Gmailka iyo Todoist app
Casharka Sadaxaad: Sidee loo isticmaalaa Todoist?
Casharkan waxaan ku eegi doonaa faahfaahin kusaabsan waxa uu yahay Todolist iyo sida loo sameysto tasks-ka.
Casharka Afaraad: waa maxay Calendar?
Casharkan Waxaan ku eegaynaa sida aad u sameysan lahayd calendar iyo sida loo isticmalo calendarka.
Casharka Shanaad: Sidee la isug xidhaa calendarka iyo Todolist-ka?
Casharkan waxaan ku eegaynaa sida laysugu xidho calendarka iyo todolist-ka si aad shaqooyinka ugu kala dirto laba meeloodba.
Casharka lixaad: Dhamaystir.
Casharkan waa casharka ugu dambeeya ee gabagabada barnaamijka Maamulka waqtiga.