Buugaag Sadax buug oo ganacsade kasta u baahanyahay inuu halmar aqristo. Ganacsigu waa safar leh caqabado iyo fursado badan, sidaa darteed, waxaan idila wadaagayaa 3 buug oo u wanaagsan qofkasta oo ganacsade ah Read More » July 2, 2024 No Comments
caadooyinka 7 dabeecadood oo noloshaada badali kara Haddii aad dooneysid inaad maalintaada ka dhigto mid waxtar badan kuuleh, waxaan idinla wadaagi doonaa talooyin qiimo leh oo aad waxbadan ka Read More » June 30, 2024 No Comments
Qalab aad u isticmaali karto inay kaa caawiyaan lacagahaaga. Miisaaniyaddu waxay kamid tahay waxyaabaha ugu waaweyn ee uu qofku sameysan karo si uu noloshiisa dhaqaale ahaan ugaga dhigo mid xor ah, Read More » June 29, 2024 No Comments
Productivity Sharciga Parkinson ee waxqabadka. Sharcigan waxaa uu ku leeyahay shaqadu waxay ku balaadhataa hadba waqtiga aad ugu talagasho. Maskixiyan binaadamka haddii shaqo lagu qaban karo 1 Read More » June 25, 2024 No Comments
caadooyinka Sidee caado xun loogu badalaa caado wanaagsan Caadooyinka xunxun waxay qofka ku keenaan inay nolosha kahor istaagaan horumaro badan uu qofku gaari lahaa iyagoo xitaa laga yaabo inay caafimaad Read More » June 24, 2024 No Comments
nolosha Farsamooyin aad maalintaada ku habeysan karto. Maanta oo dhan waad cararaysaa, waad shaqeynaysaa, waad mashquulsantahay hadana ugu dambeyntii waxaad arkaysaa inaadan waxbadan qaban, ama waxaad dareemaysaa inay wali wax kaa dhiman yihiin, hadaba qormadan waxaan idinla wadaagayaa farsamooyin aad maalintaada ku habeysan karto si aad waxbadan u qabato, una dareento inaad waxbadan qabsatay maalintaas. Read More » June 23, 2024 1 Comment