Power BI waa software bilaash ah oo loogu talagalay in lagu maamulo xogta ganacsiga si looga dhigo mid quruxbadan oo la fahmi karo sidoo kalana laga soo saaro warbixino badan oo loo isticmaali karo in go’aamo lagu gaaro.
waxaad halkan kala dagi kartaa Excell Filka aan isticmaalayo.
2 thoughts on “Electricity Data download.”
Masha Allah dadaalkaaga halkaa ka sii wad Website ka si loo aamino Https isticmaal
waan ka shaqeynayay walaal waan saxay imika