Skip to content
Caseer Academy
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Search
0

Your cart

Caseer Academy
Close menu
  • Home
  • Courses
  • Our blog
  • Dashboard
  • Support
Caseer Academy
Search Toggle menu

Author: Cabdiraxmaan Caseer

April 30, 2024April 30, 2024nolosha

Waxaas ha u joojin.

Waligaa ha sugin inaad isbadasho si aad waxa aad dooneyso u qabato, Tusaale: qofbaa ku odhanaya “nio inaan Janal sameysto doonayaa laakiin […]

Read more
April 24, 2024April 25, 2024Buugaag, finanace

Waxyaabo aan ka faaiiday buugga The Psychology of money

Buuggan “The Psychology of money” by Morgan Housel. waa buug aad u wanaagsan marka ay noqoto fahamka lacagta iyo dhaqaalaha, waa buug […]

Read more
April 20, 2024April 20, 2024Ganacsiga, nolosha

Waxkasta oo wanaagsan waxaa hela kuwa suga ee u sabra!

Waxkasta oo aad bilowdo markaad inyar wado waxaa jirta wax la yidhaahdo “Dooxadda niyad jabka” oo ah in wixii sidii aad rabtay […]

Read more
April 19, 2024April 19, 2024Ganacsiga

Kobcinta Shaqaalaha: Furaha Guusha Ganacsiga

Sida aad u dooneyso inay shirkadaadu u kobocdo si lamid ah u kobci horumarka shaqaalahaaga, haddii aad ka fikirto shaqaalahaaga waxaa hubaal […]

Read more
April 18, 2024April 18, 2024technology

Qalab teknoolojiyadeed oo aad u baahantahay #1

Qalabkan yar waa qalab qofkasta ku qasbanyahay inuu heysto, waa external disk sida falaash oo kale ah oo qaadaya ilaa 500GB ilaa […]

Read more
April 17, 2024April 17, 2024caadooyinka

Atoms by James clear

Appka Atoms waa application aad u wanaagsan oo kaa caawin kara inaad abuurto caadooyin cusub, waa application uu sameeyay qoraagga buugga Caanka […]

Read more
April 17, 2024April 17, 2024Ganacsiga

Macmiil kaalay markale wax naga iibso.

Dhawr bilood kahor ayaan Barfuun ka iibsaday meherad cusub oo xaafadeena laga furay, haddii aan daacad u hadlo aad ayuu u wanaagsanaa […]

Read more
April 16, 2024April 16, 2024Ganacsiga

Humane ai: qalabkii fashilka ku bilowday!

Ganacsi kasta si uu u aflaxo waa inuu yahay mid xalinaya caqabad taagan ama xitaa uu noqdo mid abuura caqabad aan jirin […]

Read more
April 15, 2024April 17, 2024Ganacsiga

Fahamka Maaliyadda marka aad ganacsi bilaabayso

Hantida ganacsigu waa waxkasta oo uu ganacsigu leeyahay, kuwaasoo leh qiimo iyo waxsoosaar, sidoo kalana lacag loo badali karo hadii la iibiyo.

Read more
April 14, 2024April 14, 2024Buugaag

lasoo dag buugga: the hard thing about hard things.

Buuggan waa buug cajiib ah oo ganacsiga kusaabsan, waxaan hubaa inaad waxbadan ak faaiideysan doontid: Taabo halkan si aad PDF-kiisa u hesho.: […]

Read more

Posts pagination

< 1 … 5 6 7 … 21 >
© 2026 Caseer Academy.