Atomic Habits: Buug aan caadi ahayn

Atomic habits waa buug aad u wanaagsan, waxbadan ayuuna kaa caawin karaa marka aad dooneyso inaad sameysato caadooyin cusub, noloshaadana waxkabadasho.

Waxyaabaha aan buugaan ku jeclahay waxaa kamid ah inuu yahay buug daacad ah oo aan ku odhanayn waad duuli kartaa iyo sidee horumar loo gaara iyo waxyaabaha kama sheekeynayo balse wuxuu ku barayaa sida aad noloshaada tartiib tartiib u badali lahayd, sidoo kalana wuxuu leeyahay daraasaad uu qoraagu isticmaalayo iyo tusaalooyin wanwanaagsan.

Hadii aad dooneyso buuggaan: HALKAN KALA SOO DAG

3 thoughts on “Atomic Habits: Buug aan caadi ahayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *