Yeelo dishabiliin, balse ha is caburin

Nolosha adigoon is caburineyn ayaa loo baahanyahay hadana inaad yeelato dishabiliin aad ku noolaato oo kuu noqda macalinka noloshaada.

Haddii aad dooneyso inaad talaab cusub qaado waa inaad iska adagtahay oo aanad hawadaada iska raacraacin, sidaas si lamid ah waa inaad qorshaha ku darsato inaad marmar iska nafisto oo aad sameyso wax aad xiiseynayso oo aad isaga baashaali karto. 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *