Ramadaanku (soonka bisha ramadaan) waxaa uu kamid yahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee laga doonayo qofka muslimka ahi inuu ilaaliyo kana faaiideysto.
Sida aad la socotaan bisha Ramadaan waa bil cibaado oo laga doonayo qofka Muslimka ahi inuu xooga saaro Cibaado suuban iyo inuu waqtigiisa inta badan galiyo Salaad, Duco, Quraan aqris, iyo waxyaabo kale oo Alle u sii dhawaynaya.
Waxaan halkan idinkula wadaagayaa Waraaq ka kooban hal bog, oo aad u isticmaali karto inaad ku dabagasho acmaasha aad qabanayso bisha ramadaan sidoo kale halka ay wax kuu marayaan iyo sida aad u dadaalayso
.
Muxuu faaiido leeyahay inaad dabagasho Acmaasha bisha Ramadaan?
Inaad is xisaabiso laba faaiido oo waaweyn ayay kuuleedahay tan koowaad inaad ogtahay meesha aad u socoto, Ma garanaysaa inaad wanaag samaynayso iyo inkale, tankalana waxay ku tusineysaa inaad wado khaldan ku socoto hadii xisaabtaadu maaynis galo.
Marka hadii aad dabagasho wanaagyadda aad qabanayso waxay kaa dhigaysaa inaad ka hesho dhiirigelin iyo hore usocod adigoo dareemi doona inaad shaqo wanaagsan qabanayso.
Hadaba waxaan halkan idinkula wadaagayaa waraaq ka kooban hal bog oo aad ku dabagali karto wanaagyadda aad samaynayso bisha ramadaan.
Halkan kala dag.
Halkan ka aqriso axaadiista kusoo aroortay Soonka: Taabo halkan
20 thoughts on “Ramadaan: Dabagalka acmaasha Bisha Barakaysan”
Thanks
Mhd snid
adiga mudan walaal
QAPKE USO DAJIYAA
Meesha download ku qorantahay kala dag walal
Ok waa aren’t wanaagsan
Mansha allah Ramadan kariim
Ramadaan kariim.
Mahadsanid wll waad dadaashay
Alle hakaa ajar siiyo insha allah
adiga mudan walaal aamiin
Thank you very much for taking care of me even though I have something else to say, thank you very much for the way you volunteered.
you are very welcome walaal waan isku leenahay
Masha Allah tabarakallah alle haku barakeyo walal allena hakaa ajar siiyo wanaaga aad nosoo gudbisey alle soonkena iyo saladena iyo sadaqadenba ha inaga aqbalo alle walidkeen iyo walidoodba iyo inagaba cadaab ha inaga koriyo aamiin aamiin ya rabbi.
aamiin walaal qaali aamiin
Mhdsnid ustaad allaha na waafajiyo qeyr ka dhamanteen aminš¤²
adiga mudn walaal aamiin
Shukran wlo
adiga mudan walaal
Thanks masuul
adiga mudan walaal