Page-kayga iyo sanadkan 2022

Sanadkan caawa dhamaanaya waxaan bartaydan facebook-ga soo galiyay inkabadan 500 oo qormooyin ah, waxaa uu page-kani gaadhay 16,000,000 oo qofood, waxaa isoo booqday oo Page-kan soo eegay 503,000 oo dhalinyaro ah, waxaa kusoo biiray oo pageka soo follow-gareeyay 35,530 anigoo kor u kacay 856.7%.

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaad ka mid noqotaan dadka ku xidhan page-kayga ee aan aadka u ixtiraamo, waxaan doonayaa sanadkan 2023 hadii uu alle ina gaadhsiiyo inaan 3 laabo dadaalka aan geliyay bartan anigoo waxyaabo kabadan intii aan idinla wadaagay sanadkan soo gelin doona, Hadafka ugu weyn ee aan sanadkan leeyahay waxaa kamid ah inaan dhamaystiro platformka waxbarasho ee aan lixdii bilood ee u dambeeyay ka shaqeynayay sidoo kale inaan gaadhsiiyo page-ka 100,000 oo followers ah.

Maxaa kamid ahaa waxyaabihii ugu wanaagsanaa ee aad Ka faaiiday Platformkeyga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *