PREMIER WALLET APP

Premier wallet screens

Premier wallet application

Applicationka premier wallet waa app cajiib oo waxyaabo badan ii ufududeeyay aniga, si fiican ayaan u isticmaalaa, waxyaabaha aan aad ugaga helay waxaa kamid ah.

  • Appka premier wallet waxa uu leeyahay naqshad application oo fudud oo aan lagu wareerayn.
  • Amaankiisu waa mid aad u fiicanyahay
  • Adeegyo badana kuu qabanaya
  • Si fudud ayaad u isticmaali kartaa adigoon warwareeg badan galin.

Waxyaabaha uu ku qabanayo waxaa kamid ah.

  1. Inaad ku dukaamaysan karto
  2. Inaad xawaalad ahan u isticmaali karto, waliba qiima jaban
  3. Inaad biilasha ku bixin karto
  4. Inaad lacag ku diri karto, laguuguna soo diri karo
  5. Inaad kaadhkaaga mastercardka ku maamuli karto
  6. Inaad kaga warheyn karto qarashaadka kaa baxaya.
  7. Iyo waxyaabo kale oo badan.

Sidee ula soo dagi kartaa?

Si aad ula soo dagto App-ka Premier walllet waxaad isticmaashaa linkiyadda halka hoose ku xusan.

Download from Appstore
Download from Playstore

3 thoughts on “PREMIER WALLET APP

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *