bilowga hore ayaa ugu adag!

Shaqa kasta waxaa ugu adag inta ugu horeysa oo ah bilowga hore, marka aad bilowdo kadib waxkasta way isku sii toostoosyaan balse bilowga hore ayaa ah inta ugu adag, marka adigoon ka fikirin inaad qurqurxiso oo aadan waqti badan ku lumin diyaargaroow iyo is toostoosin, kaliya waxaad sameysaa inaad bilowdo uun, hadii aad rabto inaad youtube bilowdo, soo qaado telifoonkaaga oo bilow inaad duubto muuqaalo cusub, ha sugin inaad kaamarad iiibsato ee kaliya waxaad xooga saartaa inaad muuqaal duubto.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *