Halmar ma wada qaban kartid. By Cabdiraxmaan CaseerJuly 10, 2023July 5, 2023caadooyinka, nolosha Shaqooyinka kala qorsheyso oo u kala naso, waxkasta hal mar ma wada qaban kartid, jadwal u samayso oo kala qorsheey, laakiin halmar ha isku dayin inaad ku wada qabato.