Caafimaadku wuxuu kamidyahay nimcooyinka uu Ilaahay ina siiyay kuwa ugu waaweyn, waa nimco u baahan in la ilaashado, marka waxaan idinla wadaagayaa 6 caado oo aad caafimaadkaga ku ilaashan karto.
- Maalin kasta aalamiinto sameey, 5 daqiiqaba ha ahaatee! ππΎββοΈ
- Qudaarta iyo cuntada qolofta leh (Digirta IWM) cun oo sonkorta iyo macmacaanka iyo subaga iska yareey. π
- Hurdo fiican seexo, oo habeenkiina mudo cayiman seexo, maalintiina xili go’an oo aan isbadbadalin katoos. tusaale: Seexo 10:00 habeenimo oo kasoo kac 05:00 subaxnimo. ππ»
- Ha cunin cunto ilaa aad ka gaajooto, hadii aad wax cuntana ha wadin ilaa aad ka dharagto. π½
- Walwalka badan iska ilaali oo markasta isku day inaad iska farxiso.π
- Biyo badan cab. ugu yaraan 3 liitar oo biyo inaad cabto ka dhigo caado. π₯
Ilaahay ha caafiyo dhamaan umadda muslimiinta, inta xanuunsan.π€²
9 thoughts on “6 caado oo waxbadan caafimaadkaaga ka badali karta.”
Waad mahadsan tahay walaal Casayr
adiga mudan walal
Tnkz zxp
adiga mudan
Walaal mar kasta codkaas soo raaci, waa fikir dad badan anfacayee.
Masha Allah cod ayaa la socdo kusoco laguma caajisaayoπ
shugran walaal
mahadsanid macalin
adiga mudan walaal