Qalab aad u isticmaali karto inay kaa caawiyaan lacagahaaga.

Miisaaniyaddu waxay kamid tahay waxyaabaha ugu waaweyn ee uu qofku sameysan karo si uu noloshiisa dhaqaale ahaan ugaga dhigo mid xor ah, waxaan idinla wadaagayaa dhawr qalab aad isticmaali karto iyo linkiyadooda.

  1. Halkan waxaad ka heli kartaa linkiga Template-ka excell-ka ah ee BUDGETING TEMPLATE
  2. Money manager waa Application aad u wanaagsan oo aad kula socon karto qarashaadka kaa baxaya. hadii aad dooneyso inaad tijaabiso waakuwan likiyadooda ANDROID ama IOS
  3. You need A Budget (YNAB) Waa appka ugu fiican ee aad u isticmaali karto dabagalka lacagaha iyo miisaaniyada laakiin waxaa uu ku xunyahay waa lacag oo sanadkii waa ilaa 90 Doolar halkan ka gal CHECK OUT YNAB
  4. Monefy expense tracker, waa App kaa caawinaya inaad ku dabagasho qarashaadkaaga halkan kaga shubo ANDROID ama IOS
  5. Hayl app: Waa application soo aqrisanaya fariimahaaga kadibna kaaga sameynaya warbixin kusaabsan qarashaadakaaga, wuxuu ku fiicanyahay qofka doonaya inuusan wax qorqorin oo si automatic ah u helo warbixin, laakiin 100% sax ma noqon karo. Halkan kala soo dag ANDROID

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *