Caadooyinku waa talaabooyin is xigxiga oo ay maskaxdeenu isticmaasho si aysan waxyaabaha qaar ugaga fikirin, maskaxdeenu shaqooyin badan ayay qabataa, mana dooneyso inay waxyaabaha qaar galiso juhdi ay go’aan kaga qaadato, sidaa daraadeed waxa ay sameysataa wax la yidhaahdo Caado, taas oo ay raacdo si automatik ah adigoon xitaa ka fikirin.
Kawaran hadii aad maskaxdaada barto inay sameysato caadooyin muhiim ah kadibna aad qabato uun adigoon ka walwalin.
Waxaan halkan kuugu soo koobayaa 5 caado oo muhiim ah inaad barato sanadkan.
- ka kicida hurdada xili hore
- wax aqrinta
- isla xisaabtanka
- Mahadnaqa
- Aalmiitada iyo cuntada caafimaadka leh.
Haddii aad dooneyso inaad barato sida loo sameysto caadooyin cusub halkan ka aqriso
3 talaabo oo aad caadooyin cusub oo wanaagsan ku abuuri karto