Haddii aad tahay dadka sida aniga oo kale Maskaxdoodu jeceshahay inay waxkasta ogaato, buugaan aqriso isaga dhan wuxuu ka hadlaa waxyaabo cajiib ah oo kusaabsan “Lacala haddii sidaas la sameeyo maxaa dhici kara?”.
Su’aalaha cajiibka ah ee aan ku arkay buugaas waxaa kamid ah “Haddii dadka aduunka kunool oo dhan ay halmeel iskugu yimaadaan oo ay dhamaantoodba halmar boodaan maxaa dhici kara?”
Halkan kala soo dag: Download book.